home All News open_in_new Full Article

Wasaarada Gaashandhiga oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Howlgal Alshabaab lagu laayay,laguna soo qabqabtay oo ka dhacay Jilib

WAR-SAXAAFADEED Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal gaar ah ka fuliyay degmada Jilib, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta argagixisada Al-Shabaab. Hawlgalka ayaa lagu dilay 15 dhagarqabe, halka sideed kale gacanta lagu dhigay. Hawlgalka oo la fuliyay xilliga habeenkii ayaa muujiyay kororka awoodda hawlgal ee Ciidamada Xoogga Dalka, […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 1954003796
Add Watch Country

arrow_drop_down