home All News open_in_new Full Article

Wasiir Biixi oo kulan la qaatay madaxda Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Carabta

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay mas’uuliyiin dowladeed iyo qaar ka mid ah madaxda Hey’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha maalgalinta.


today 1 week ago attach_file Other



ID: 1099488433
Add Watch Country

arrow_drop_down