home All News open_in_new Full Article

Wasiir Fiqi oo mid mid shaaciyay magacyada Saraakiil Alshabaab looga dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Gaasdhaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ka badan 41 horjoogyaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa alshabaab in lagu dilay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa hal hal u tiriyay magacyada saraakiisha laga dilay Alshabaab iyo kuwo la dhaacay kuwaasoo sidoo kale uu mid mid u […]


today 9 d. ago attach_file Other



ID: 3383206280
Add Watch Country

arrow_drop_down