home All News open_in_new Full Article

Wasiir ka tirsan Hirshabelle oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xassan iyo Taliye Macalin Mahdi

C/shukuur Shaashaa oo ah Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Maamulka Hirshabelle ayaa si weyn weerar afka ah ugu qaaday Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi. Wasiir Shaahaa wuxuu sheegay in Taliye Macalin Mahdi markii uu Alshabaab ahaa iyo hada uu madax u yahay Booliiska labada jeerba inuu beegsanayay beesha Jareer-weyne […]


today 3 w. ago attach_file Other



ID: 2313951703
Add Watch Country

arrow_drop_down