HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wefti sare oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Israa’iil ayaa soo gaaray magaaladda Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraha Hargeysa halkaasoo laga sii kaxeyay si uu Madaxweyne Ciro kula kulmo Madaxtooyada maamulka Somaliland Talaabada ay qaaday Israa’iil ayaa noqoneysaa tii labaad kadib markii 26-kii […]