Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’iil, ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan dalka Iraan. Gideon Sa’ar, ayaa sheegay inay arkaan waxa ay sameynayaan dadka reer Iiraan, isla markaana ay guul u rajeynayaan oo ay taageerayaan halhgankooda xornimo. “Waxaan u maleyneynaa inay u qalmaan inay xor ahaadaan oo ay yeeshaan mustaqbal wanaagsan”, ayuu... The post Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil Oo Sheegay Hadal Culeska Ku Kordhi Kara Iiraan appeared first on boramanews.com.