Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Mudane Cabdalle Maxamed Carab oo uu wehelinayaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta kulan muhiim ah la Qaatay Madaxa Hay’adaha Qarammada Midoobay, ahna masuulka ugu sarreeya Arrimaha Bini’aadannimada isla markaana ah Ku xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Mr. George Conway … The post Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la Qaatay Madaxa Hay’adaha Qarammada Midoobay, appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.