Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL Md. Cabdilaahi Xasan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Taiwan u fadhiya Somaliland. Safiirka Dawladda Taiwan ayaa uga mahadceliyey Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda wadashaqaynta wanaagsan ee ka dhaxaysa, sidoo kale Safiirka ayaa xusay sida ay Dawladda Taiwan uga go’antahay taageeradda iyo wadashaqaynta Jamhuuriyadda Somaliland … The post Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo H. Dhaqaalaha JSL oo Dawladda Taiwan ka gudoomay deeq lacageed oo dhan 2.5 milyan {USD}. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.