home All News open_in_new Full Article

Xaasaska Alshabaab oo amar lagu siiyay inay ka baxaan Hirshabelle

MOQOKORI (DAYNIILE.COM)-Amar culus oo ka soo baxay Macawisleyda reer Hiiraan ayaa lagu faray haweenka u dhaxay Dagaalamayaasha Alshabaab inay hirshabelle gaar ahaan Hiiraan inay ka baxaan sida ugu dhaqsiyaha badan. Kulan ay saraakiisha Macawisleyda Hiiraan ku yeesheen Degmada Moqokori ayay ku shaaciyeen inay ilaa hada diiwaan geliyeen 4 xaas inta ay ka war hayaan balse […]


today 5 h. ago attach_file Other



ID: 2867713079
Add Watch Country

arrow_drop_down