home All News open_in_new Full Article

XASAASI: Osimhen oo ku Hanjabay inuusan dib dambe ugu ciyaareyn Nigeria kadib khilaaf xoogan oo dhex

XIGASHO LAACIB.NET Xaaladda xerada xulka qaranka Nigeria ayaa kacsan ka dib markii uu khilaaf xooggan dhex maray labada xiddig ee Victor Osimhen iyo Ademola Lookman, intii ay socotay ciyaartii ay 4-0 kaga badiyeen Mozambique wareegga 16-ka ee tartanka AFCON 2026. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo saxaafadda Nigeria, Osimhen ayaa ku hanjabay inuu gabi ahaanba […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 3211962387
Add Watch Country

arrow_drop_down