home All News open_in_new Full Article

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Hay’ad Caalami ah kala hadlay la dagaalanka Maalgelinta Argagixisada+SAWIRRO

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST oo ka howl gasha Dalka Ingiriiska. Kulanka ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojinta lahaa la dagaalanka Maalgelinta Argagixisada, iyo xog is dhaafsi ku saabsan tabaha ay isticmaalaan argagixisadu marka ay timaado ilaha dhaqaalaha. Xafiiska Xeer […]


today 14 h. ago attach_file Other



ID: 2614885083
Add Watch Country

arrow_drop_down