home All News open_in_new Full Article

Xildhibaan Ka Tirsan Dalka Kenya Oo Rag Hubaysan Ay Ku Dilayn Magaalada Nairobi

Xildhibaan Charles Ong’ondo oo ka tirsanaa Baarlamaana Kenya ayaa xalay lagu dilay magaalada  Nairobi sida ay Warbaahinta dalkaasi xaqiijisay. Xildhibaanka ayaa waxaa toogtay labo nin oo ku hubaysan Bastoolad xilli uu gaarigiisa saarnaa. Ragga dilay Xildhibaan ayaa la soo warinayaa in ay saarnaayeen Moota Fekon, kuwaasi oo sida la sheegay ... The post Xildhibaan Ka Tirsan Dalka Kenya Oo Rag Hubaysan Ay Ku Dilayn Magaalada Nairobi appeared first on Borama News Network.


today 27 h. ago attach_file Other



ID: 2311214327
Add Watch Country

arrow_drop_down