home All News open_in_new Full Article

XOGTA: Farqiga u dhexeeya Macawisleyda reer Hiiraan iyo kuwa shabeelaha dhexe

Shabakada Wararka Dayniile.com ayaa baaritaan ku sameysay sababta keentay in macawisleyda reer bariga Hiiraan ay guulaha badan uga soo hooyaan markay Alshabaab is wajahaan iyo sidoo kale sababta guul-darooyinka baday macawisleyda reer Shabeelaha dhexe. Ugu horeyn dagaal-yahanada loo yaqaan Macawisley waxay u abaabukan yihiin hab beeleeed halka ciidamada Xooga Somalia ay yihiin ciidan qaran waana […]


today 7 d. ago attach_file Other



ID: 2581426461
Add Watch Country

arrow_drop_down