home All News open_in_new Full Article

Xuutiyiinta Yemen oo gubay Markab laga leeyahay Dalka Holand

Dagaal-yahanada Ururka Xuutiyiinta Yemen ayaa xalay warbaahinta u xaqiijiyay inay gubeen markab xamuul ah oo watay calanka dalka Holland kaasoo wali ku gubanaya marin biyoodka Gacanka-cadmeed kadib markii ay ku dhuftyeen gantaal. Sarkaal Af-hayeen u ah Dagaalamayaasha Xuutiyiinta ayaa ku eedeeyay markabka inuu ku soo xad-gudbay go’doominta ay ku hayaan Dekedaha Falastiin ee Yuhuudu xoogga […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 2561255929
Add Watch Country

arrow_drop_down