home All News open_in_new Full Article

24 qof ayaa lagu dilay xero gargaarka lagu qaybiyo oo Qasa ku taalla, sida ay sheegeen kooxaha caafimaadku

Agaasimaha Guud ee cisbitaalka Nasser ee Khan Younis ayaa sheegay in 24 qof ay dhinteen 37 kalena ay ku dhaawacmeen “kaddib markii ciidamada Israa’iil ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo gargaar ku sugayay Rafah. Waxa uu sheegay in dhamaantood la geeyay cisbitaalka, ayna u badan yihiin dhaawacyo rasaas ah. Ciidammada difaaca Israa’iil ee … The post 24 qof ayaa lagu dilay xero gargaarka lagu qaybiyo oo Qasa ku taalla, sida ay sheegeen kooxaha caafimaadku appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2937355310
Add Watch Country

arrow_drop_down