home All News open_in_new Full Article

Aadan Madoobe oo kursiga Xil. Abiib ku celiyay guddiga xeerhoosaadka iyo xildhibaanada mucaaradka oo durba jawaab kulul ka bixiyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kursiga tirsigiisu HOP#201 dib ugu celiyay guddiga xeerhoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo xasaanadda ee Golaha Shacabka si uu uga soo talo bixiyo dibna uu golaha ugu soo celiyo. Sidoo kale waxaa durba ka hadlay go’aanka Gudoomiyaha xildhibaanada mucaaradka waxayna shaaciyeen ineysan […]


today 18 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1560364876
Add Watch Country

arrow_drop_down