home All News open_in_new Full Article

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS “Ciidanka dowladda ayaa hadda gacanta ku haayo deegaanka Sabiid iyo Caanoole”,

Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay ayaa sheegay in AS uu gaaray khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac. “Ciidanka ayaa... The post Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS “Ciidanka dowladda ayaa hadda gacanta ku haayo deegaanka Sabiid iyo Caanoole”, appeared first on Borama News Network.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1705015899
Add Watch Country

arrow_drop_down