May 26 (Jowhar) Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta booqday Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan furimaha dagaalka ee aagga degmada Aadan-yabaal. Booqashadan waxaa Sanbaloolshe ku wehlinayay Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar iyo xidhibaanno heer federaal ah oo gobolka Hiiraan kasoo jeeda. Agaasimaha […]