home All News open_in_new Full Article

Alshabaab la sheegay inay Yemen ku soo barteen sida loo maamulo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

SANCA (DAYNIILE.COM)-Koox ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab ayaa la sheegay inay Dalka Yemen ka soo barteen sida loo maamulo ama loo hago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drons-ka. Xarunta Daraasaadka istaraatiijiyada Afrika ayaa warkaani laga soo xigtay,waxay warbixintooda ku shaaciyeen in dagaalamayaasha tagay yemen ay tageen dhanka ay ka taliyaan kooxda xuutiyiinta Yemen ee […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 558215925
Add Watch Country

arrow_drop_down