home All News open_in_new Full Article

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay gogosha Qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo loogu yeeray siyaasiyiinta iyo hoggaamiyaasha bulshada in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah AS iyo dhismaha dowlad federaal ah oo casri ah oo ku dhisan dimoqraadiyad. War-saxaafadeed ka soo baxay... The post Beesha Caalamka oo war ka soo saartay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh appeared first on Borama News Network.


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1931849386
Add Watch Country

arrow_drop_down