home All News open_in_new Full Article

Ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Ruushka oo 5 sano kadib ka baxaga Dalka Maali

Ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Dalka Ruushka ee Wagner ayaa shaaviyay inay 5 sano kadib isaga baxayaan  Dalka Maali oo ay howlgal u joogeen. Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidamadaan Ruushka ayay ku cadeeyeen in shalay ay soo af-hareen howlgalkii ay u joogee  Dalka Mali islamarkaana ay dalkooda  Ruushka ku laabanayaan. Kooxda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1146411928
Add Watch Country

arrow_drop_down