home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Puntland oo la wareegay Taliskii ugu weynaa ee Daacish ku lahayd toga Miiraale

Ciidanka Daraawiishta Maamulka Puntland ayaa saaka si rasmi ah ula wareegay taliskii ugu weynaa ee kooxda argagixisada Daacish ee ku yaallay togga Miiraale. Ciidamada ayaa sidoo kale ku howlan raadinta firxadkii khawaarijta ee goobta ka cararay. Warsaxaafadeed kooban oo ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in si guul ah uu ku soo dhammaaday […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3378330811
Add Watch Country

arrow_drop_down