home All News open_in_new Full Article

ciidan ka tirsan Daraawiishta Puntland oo si sharci darro ah Khamriga u galiya Garoowe

Sep 27(Jowhar)-Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, Gaashaanle Dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul), ayaa shaaca ka qaaday in khamriga si sharci-darro ah lagu soo geliyo magaalada Garoowe, islamarkaana arrintaas ay ku lug leeyihiin ciidamo ka tirsan Puntland. Fardafuul oo la hadlay warbaahinta ayaa yiri: “Khamriga waxa soo galiya waa ciidamo, warkaasi waa xaqiiq. Waa […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3070152999
Add Watch Country

arrow_drop_down