home All News open_in_new Full Article

DAAWO: Puntland oo soo bandhigtay meydadka Daacish badan oo ay ku laayeen deegaanka Dhasaan sare

CALMISKAAD (DAYNIILE.COM)-Taliye Ayaanle Dheere oo ka mida saraakiisha ciidamada Punland ayaa maanta ka warbixiyay dagaal xalay ay la galeen Daacish kaasoo ka dhacay Deegaanka Dhasaan Sarre ee buuraleyda Calmiskaad. Iska hor imaadka ayuu sheegay inay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan kooxda Daacish oo bilihii ugu dambeeyay ay kula dagaalayeen buuraha calmiskaad. Mar uu ka hadlayay […]


today 3 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3650107773
Add Watch Country

arrow_drop_down