MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandigga C/qaadir Maxamed Nuur oo dhawaan xilka wasaaradaani laga qaaday islamarkaana loo badalay wasaarada Dekedaha ayaa wali wuxuu ku hadlayaa afka wasaaradaasi xili baraha bulshada laga hadal hayo inuusan ku qanaxsaneyn islamarkaana ilaa Dalka Turkey dacwad la isla gaaray. Wasiir C/qaadir ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad Xarigga looga jarayay xarunta […]