home All News open_in_new Full Article

Danjirihii Dowlada Britain oo Muqdisho soo gaaray iyo waraaqaha aqoonsiga oo laga gudoomay+SAWIRRO

Muqdisho, Juun 03, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya labada dal, horumarinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, adeegyada bulshada, iyo amniga. Intii […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3261778266
Add Watch Country

arrow_drop_down