home All News open_in_new Full Article

DEG DEG: Dowlada oo Caawa Warsaxaafadeed ka soo saartay Duqeymo Cirka ah oo lagu beegsaday Daacish

War-Saxaafadeed. Duqeymo Cirka ah oo lagu beegsaday Kooxda Khawaarijta ISIS-Somalia Muqdisho, 1-da Juun 2025: Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay laba duqeyn oo cirka ah oo lagu beegsaday kooxda Khawaarijta ISIS-Somalia. Duqeyntii ugu horreysay waxay dhacday 31-kii May 2025, meel qiyaastii 75km koonfur kaga beegan magaalada Boosaaso, […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3421914813
Add Watch Country

arrow_drop_down