home All News open_in_new Full Article

Dhisme mar kale ku soo dumay Nairobi oo sababay dhimasho iyo dhaawac badan

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya waxaa mar kale soo dumay dhisme cusub oo shaqadiisu socotay waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray shaqaalihii guriga dhisayay. Inta la ogyahay 2 ruux ayaa dhimatay halka 7 kalana dhaawacmeen markii uu soo dumay guri laga dhisayay nawaaxiga kaniisad laga dhisayay kaniisadda Karen Community […]


today 8 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1207513112
Add Watch Country

arrow_drop_down