home All News open_in_new Full Article

Dowlada Britain oo taageertay guusha laga gaaray mashruuca maareynta rasaasta ee Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska ayaa Soomaaliya ku ammaantay inay noqotay dalkii ugu horreeyay ee caalamka guul ka gaaray qorshaha raadraaca iyo maareynta rasaasta. War kasoo baxay Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa lagu yiri: “Waxaan ku faraxsanahay inaan taageernay mashruuca maareynta rasaasta, waxaana bogaadinaynaa guusha laga gaaray qorshaha ay hoggaamineyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.” Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 539250567
Add Watch Country

arrow_drop_down