home All News open_in_new Full Article

Puntland oo sii daysay 7 kalluumeysato oo kasoo jeeda dalka Yemen

Safaaradda Yemen ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la sii daayay 7 kaluumaysato oo u dhashay dalka Yemen, kuwaasi oo muddo labo bilood wax ku dhow u xirnaa ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland, kadib markii ay tageen xeebaha Puntland, iyagoo aan wax ruqsad ah ka helin Wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaasi. War qoraal ah … The post Puntland oo sii daysay 7 kalluumeysato oo kasoo jeeda dalka Yemen appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 7 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1877412838
Add Watch Country

arrow_drop_down