home All News open_in_new Full Article

Dowlada oo xalisay mid ka mida dhibaatooyinkii furimaha dagaalka ka jirey

Taliska Ciidamada Xooga Dalka ayaa xal ka gaarat mid ka mida dhibatooyinkii ka jirey furimaha dagaalka kaasoo u hiilinayay dhanka kooxda Alshabaab. Taliyaha Guutada 27-aad ee Abuudujaanah, Gaashaanle Saalim Cumar Axmed ayaa maanta ciidamo badan hortooda ka shaaciyay in Dowladu mamnuucday in askartu muuqaalo ka duubaan furimaha dagaalka kadibna baraha bulshada dhigaan. “Askarigii lagu qabto […]


today 12 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 425768825
Add Watch Country

arrow_drop_down