home All News open_in_new Full Article

Dowladda oo sheegtay iney 25 Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Sh.hoose

Jun 08(Jowhar)Guutada Danab ee  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km dhanka bari kaga beegan deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sida dowladda ay sheegtay, Hawlgalkan ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 25 ka tirsanaa Al-Shabaab, oo ay ku jireen saddex horjoogayaal sare. Sidoo kale, ciidamada ayaa […]


today 8 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3441014995
Add Watch Country

arrow_drop_down