home All News open_in_new Full Article

Duqeymo iyo madaafiic ku socda Qasa iyo faahfaahin ka soo baxaysa xaalka halkaa ka taagan

Israa’iil ayaa kordhisay duqeynta ay ku hayso magaalada Qasa – saacado ka dib markii Ra’iisul Wasaaraheeda, Benjamin Netanyahu, uu kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, magaalada Quddus. Wariyeyaasha maxalliga ah ayaa sheegaya in ay jireen duqeymo joogto ah oo ay Israa’iil geysatay, madaafiic iyo rasaas lagu ridayo magaalada Qasa. Guryo ayaa la … The post Duqeymo iyo madaafiic ku socda Qasa iyo faahfaahin ka soo baxaysa xaalka halkaa ka taagan appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1922946506
Add Watch Country

arrow_drop_down