home All News open_in_new Full Article

Erdogan iyo Maxamed bin Salmaan oo ka wada hadlay arrimo ka dhan ah Imaaraatka

Jan 05(Jowhar)-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyo Dhaxal-sugaha Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan, ayaa yeeshay wadahadal dhanka telefoonka ah oo ay kaga hadleen xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka. Labada hoggaamiye ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga labada dhinac. Madaxweyne Erdoğan ayaa si gaar ah xoogga u saaray muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada dhuleed […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3749880617
Add Watch Country

arrow_drop_down