Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu goor dhaw soo saaray wuxuu ku weeraray Madaxweyne Xasan isagoona ku qabsaday qodobo muhiim ah oo doorashada ku saabsan,isagoona ku eedeeyay inuu Gobolada Dalka qaarkood xaqiray,xili sidoo kale doorashada uu ku tilmamay qof iyo qasab. Haddaba Qoraalka Fahad Yaasiin oo sidiisa […]