home All News open_in_new Full Article

Golaha Amaanka ee QM oo cambaareeyay weerarkii ay Israa’iil ku qaadday Qadar

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay duqayntii cirka ee Talaadadii lagu qaaday caasimadda Qadar ee Doha, inkastoo aanay magacaabin Israa’iil inay ka dambaysay weerarkaas. Dhammaan shan iyo tobanka xubnood, oo u uku jiro Maraykanka, ayaa isku raacay bayaanka, kaasoo xoojinayay xasilinta xaaladda iyo ixtiraamka madaxbannaanida Qadar. Washington ayaa caadi ahaan ka ilaalisaa Israa’iil tallaabooyinka … The post Golaha Amaanka ee QM oo cambaareeyay weerarkii ay Israa’iil ku qaadday Qadar appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today last month attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 339913743
Add Watch Country

arrow_drop_down