home All News open_in_new Full Article

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo mudo kordhin u sameeyay diiwaan galinta Ururada dalka

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in mudo kordhin u sameeyeen waqti diiwaan galinta Ururada dalka oo ku ekeyd 31-ka bishaan Maarso. Guddoomiye Cabdikariin ayaa sheegay in mudo kordhinta ay ku timid codsi uga yimid qaar ka mid ah Ururada, islamarkaana … The post Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo mudo kordhin u sameeyay diiwaan galinta Ururada dalka appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2162177697
Add Watch Country

arrow_drop_down