home All News open_in_new Full Article

Guul weyn ooy gaartay Soomaaliya la wareegtay shirguddooka Golaha Ammaanka

Jan 01(Jowhar)-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Soomaaliya ayaa muddada bisha ee lagu guda jiro noqon doonta dalka shir-guddoominaya Golaha Ammaanka,waxaana la filayaa in ay hagaan kulamada muhiimka ah ee looga hadlayo nabadda iyo amniga […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2377564603
Add Watch Country

arrow_drop_down