home All News open_in_new Full Article

Howlgal lagu raad joogay Alshabaabkii soo weeraray Ceeldheer oo lagu qabtay tira hor leh

Sida goor dhaw lagu shaciyay warbaahinta Dowlada Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijtii lagu jebiyay Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlagallo Qorsheysan ka fuliyay deegaannada hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo wali lagu sii baacsanaayo haraadiga khawaariijtii lagu jebiyay degmadaas. Howlgalka Ciidanku ka sameeyeen […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2774261149
Add Watch Country

arrow_drop_down