home All News open_in_new Full Article

Iiraan oo duqeysay safaarada Mareykanka ee Israel iyo khasaare ka dhashay

Jun 16 (Jowhar)-Dowladaha Mareykanka ayaa sheegtay in gantaalada Iiraan ay ku garaaceyso magaalooyinka Israel uu saameeyay safaaradooda ku taala caasimadda Israel. Safiirka Mareykanka ee Israel oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in mid kamid ah Gantaakada Iiraan uu ku dhacay meel kudhow safaaradooda Tel Aviv. Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayuu tilmaamay inuu sababay gantaalkaasi, […]


today 11 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2358879332
Add Watch Country

arrow_drop_down