home All News open_in_new Full Article

In ka badan 30 qof oo dalka Congo ugu geeriyooday cudurka Ebola

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa Khamiistii sheegtay in 48 xaaladood oo Ebola ah laga xaqiijiyay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayna dhinteen 31 qof. “Waxaa laga joogaa laba toddobaad markii ay dawladda DRC ku dhawaaqday cudurka Ebola… Ilaa hadda, 48 xaaladood ayaa la xaqiijiyay…, waxaana dhintay 31 qof,” ayuu yiri madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka Tedros … The post In ka badan 30 qof oo dalka Congo ugu geeriyooday cudurka Ebola appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3325036903
Add Watch Country

arrow_drop_down