home All News open_in_new Full Article

Iran waxay Qaramada Midoobay u sheegtay in weerarrada Israa’iil ay yihiin ‘kuwo arxan darro oo dambi ah’

Waxaan si dhow ula soconnaa wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Tehran, laakiin hadda waxaan idiin haynaa warar ka imanaya kulan Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ka dhacaya New York. Kulankan waxaa horey u codsatay Iran kadib weerarradii Israa’iil. Wakiilka Iran, Amir-Saeid Iravani, ayaa sheegay in weerarrada “arxan darran oo dambiyada ah” lagu bartilmaameedsaday xarumaha … The post Iran waxay Qaramada Midoobay u sheegtay in weerarrada Israa’iil ay yihiin ‘kuwo arxan darro oo dambi ah’ appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 46 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 499483744
Add Watch Country

arrow_drop_down