home All News open_in_new Full Article

Kenya iyo Itoobiya oo wada saxiixday heshiis dhanka difaaca ah

Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa wada saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ay uga wada shaqeynayaan dhanka gaashaandhigga. Waxaa heshiiskan looga gol-leeyahay la tacaalidda caqabadaha amni ee ka jira gobolka. Taliyaha ciidamada difaaca ee dalka General Charles Kahariri iyo dhiggiisa Itoobiya Birhanu Jula ayaa heshiiskan maanta ku wada saxiixay xarunta dhexe ee wasaaradda difaaca dalka Itoobiya … The post Kenya iyo Itoobiya oo wada saxiixday heshiis dhanka difaaca ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1249198883
Add Watch Country

arrow_drop_down