home All News open_in_new Full Article

Khasaaro culus oo ka dhashay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis

Sep 16(Jowhar)-Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis, iyadoo mid ka mid ah dhaawacyada  ay xaaladiisa culus tahay. Falkan ayaa ka dhacay halka ay iska galaan wadooyinka East Lake Street iyo Stevens Avenue, goobtan ayaa mudooyinkan caan ku eheyd falalka rabshadaha la xiriira, sida uu sheegay taliyaha booliiska magaalada, Brian […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2845778035
Add Watch Country

arrow_drop_down