home All News open_in_new Full Article

Kulankii Guddiga Joogtada Golaha Shacabka maxaa maanta looga hadlay+SAWIRRO

Muqdisho-Soomaaliya , 01, May, 2025: Guddoomiye Kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa shir guddoomiyay kulanka 10-aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo looga dooday Hindise-Sharciyeedyada agyaala Guddiyadda iyo Ajendeynta Fadhiyada guud ee Golaha todobaadka soo socda. Xubnaha Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa go’aamiyay in Hindise […]


today 14 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 602724831
Add Watch Country

arrow_drop_down