Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in ay ciidamo u dirtay Ruushka si ay uga caawiyaan dagaalka Ukraine. Warbixin lagu daabacay wakaaladda wararka dowladda ee KCNA, ayaa milateriga Pyongyang waxa ay ku andacoodeen in askartooda ay ka caawiyeen ciidamada Ruushka in ay “si buuxda u xoreeyeen” gobolka xuduudka ku... The post Kuuriyada Waqooyi oo markii ugu horreysay qiratay in ciidamadeedu Ruushka ka caawiyaan dagaalka Ukraine appeared first on Borama News Network.