Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay mar uu taleefoon kula xiriiray dhiggiisa Iran, Masoud Peskov, Jimcihii, in Moscow ay cambaareyneyso ficillada Israa’iil ee ka dhanka ah Tehran. Waxa uu sidoo kale u sheegay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu baaq gooni ah oo uu ku sheegay in arrimaha la xiriira barnaamijka Nukliyeerka Iran lagu xalin karo … The post Madaxweynaha Ruushka Putin oo ka hadlay xiisadda ka dhex oogan Israa’iil iyo Iran appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.