home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Pezeshkian oo wacad ku maray jawaab adag oo ka dhan ah Israel

Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian ayaa wacad ku maray in qarankiisu uu jawaab adag ka bixin doono weerarada sii kordhaya ee ay Israel ka gaysaneyso dalkaasi. Madaxweynaha Iran ayaa ka digay sii socoshada weerarada Israel ee ka dhanka ah dalkiisa, isagoo sheegay in Israel ay tahay inay filato jawaab xoog badan, haddii ay weeraradeeda sii socdaan. … The post Madaxweyne Pezeshkian oo wacad ku maray jawaab adag oo ka dhan ah Israel appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 29 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1012132438
Add Watch Country

arrow_drop_down