home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Trump oo dalkiisa ka mamnuucay iney galaan 12 dal oo Soomaaliya ay ku jirto

Jun 05(Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa saxiixay amar cusub oo mamnuucaya muwaadiniinta 12 waddan in ay soo galaan Mareykanka, isagoo ku sababeeyay talaabadaasi in ay tahay mid lagu difaacayo amniga qaranka iyo in laga hortago “argagixisada shisheeye”. Amarkan ayaa dhaqan gelaya 9-ka Juun 2025, 12:01 subaxnimo (EDT), wuxuuna qeyb ka yahay siyaasadaha socdaalka […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1194430780
Add Watch Country

arrow_drop_down