home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xassan oo ka hadlay xiisada dagaal ee u dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea.

Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Tv-ga caalamiga ah ee Al Carabiya ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee u dhexeysa labada dal ee Itoobiya iyo Eritrea kadib markii Tv-gu wax ka weydiiyay. Madaxweyne Xasan oo wax laga weydiiyay sida uu u arko suurtagalnimada dagaal ka dhex qarxa Wadamada Itoobiya iyo Eritrea ayaa gabi […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2621390485
Add Watch Country

arrow_drop_down